Useful Links
Somali Links

Tahniyad Caruuska Iyo Caruusada Dr Mahamud Abdiraxmaan Abdulaahi Dubad iyo Nasteexo Yuusuf Maxamud Shanlo

 


 


 


TAHNIYAD AROOS Waxaan halkan hanbalayo iyo bogaadin uga diraynaa Arooska iyo aroosada kala ah


Dr  Mahamud Abdiraxmaan Abdulaahi Dubad iyo  Nasteexo Yuusuf Maxamud Shanlo


Oo arooskoodu ka dhacay Magaalada Adisababa ee Dalka itoobiyaa


Waxaan  leenahay  wiil iyo caano gabar iyo caano waxaanan ilaahay uga rajaynaynaa


Reerkii lagu riyaaqo ee ubad khayr qaba iyo ayaatiin wanaagsan ku dhamaysta


Anaga oo kala ah ehliyadooda iyo asxaabtooda


 


Aabe  Cabdiraxmaan cabdilaahi Dubad


Cabdirxiin hilowle galayr


Prof  muxyadiin Abdi Shaqlane


Dr abdifataax  badal maxamud


Dr  maxamud khadar bedel


     Mahad shaqlane


     Amiin cabdiraxmaan cabdilaahi


     Hodan shaqlane


    Maxamud  cabdiraxmaan dhoore


    Nasa duwane


    Fardowso waran


    Fardowsa cabdi


   Waydiis xuseen nuur


Dr  cabdirashiid maxamaed  caydiid


Iyo dhamaan  reer  yuusuf shanlo