Useful Links
Somali Links

Dagaal aad uqaraar oo kadhacay muqdisho dad badanina ku geeriyoodeen




Inta la ogyahay 10 qof ayaa kudhimatey 25 kalena waa lagu dhawacay daka dhintey waxaa kamid ah hooyo iyo labdeedii caruuroor ah dagaal xoog leh oo Ka dhacaya magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.

Dagaalkan oo ahaa kii ugu cuslaa oo kadhaca muqdisho sanadkan cusub ee 2010.
Xoogaga kasoo horjeeda dawlada KMG ee somalia ayaa xalay weerar kuqadey fariisimada cidamada nabad ilaalinta Amision iyo kuwa dawlda kumeelgaar ka ah .degaanadaas ay xogaga dawlda kasoo horjedaa dagaalka kuqadeen ayaa waxaa lagu shegey iney kamid yihiin Degaanka Xoosh Kuliyadii jale Siyaad Madaxtooyada Ex kantaroo afgooye iyo ag agaarka Hotel Global ,

Alshabaab ayaa iyadu qiratey iney dagaalka kaga dhinteen 2 qof halka sadex kalena kaga Dhaacwac meen ,
dhinaca dawlada ayaa waxa uu hadley wasiiru dawlaha gashan dhiga Maxamed yousuf siyaad indho cade isagoo saxafada ushegey in dagaalkaas ay khasaro ba'an gaarsiyeey sida uu shegey kooxihii soo weerey waxana uu yiri khasaro ba an banu so garsiney alshababa dhica Tarboonka waxanu kaga dilney ilaa 20 anagoo kaga dha wacney in kabadan 50 dhinaca kale In taas in kabadan ayaan gaartey ,

Isku soo duu duu boo labada dhinacba waxey sheganayaan iney dagaalkaas ay guulo kagaareen waxaan la ogaan karin guulaha dhabta ah ay kalagareen. balse waxaa aad Badan khasaraha soo garaya dadka rayidka ah iyagoo boqolaal qof ay kaqaxeen Gur yahoodii xaley ,

xafiiska wararka ceerigaabonews/muqdsho