Useful Links
Somali Links

Wiilka Madaxweyne Faroole oo Isku Xaaray oo Aflagaadeyey Beelaha Gobolka Bari


 

 

 

 

Waxaan aad ula Yaabnay Email uu Noo soodiray Wiilka C/raxmaan Faroole Maxamed Faruur oo Maamula Idaadaca Madaxwaynaha iyo Bogga Garowe Online, emailkaasi oo la soo Gaadhsiiyay Web-ka Galgalanews.com ayaa Lagu Afla Gaadeeyay Qabiilo  badan  Hoose ka eeg Emailkan

 

From  Contact@garoweonline.com

 

Hi, Dashishle Iyo Warsungaali! Khaasatan Intooda Bari dega warsangeli

 

 

Waxaan idiin sheegayaa Galgaloo iyo Boosaasolive ama Dishishe ahaada ama warsangeli marka aanu idin qabano ayay Runtu imanaysaa hada waxaad qarinaysaaan cida aad tihiin, waxaad qoraysaan waxyaalo ah cay iyo aflagaado waana is nabaysaan Dowladda Puntland iyo shacabkeeda waa laydin qabanayaa mar dhow waxaadna ku jiraysaan jeel iyo jir dil waayo idinka wax dan ah uma haysaan Puntland hadaad tihiin Dishishe ama warsangeli majiraan wax dano oo aad ka leedihiin Jiritaankayaga iyo Putland waxaa Cuqdadiinu idin gayaysiinaysaa inaad Dab ku qabataan waayo waxba kama ahidin waxaad u aragtaan inaad dulmantihiin majirto cid idin dulmisay oo aan ka ahayn idinka oo isu qaatay in laydin dulmiyay ama awood laydiin sheegtay, Majeerteenku uma jeedo idinka howlo ka waaweeyn labadiina ayaa u yaal oo soomaaliyeed, Majeerteenku waxa uu idiin arkaa Laba reer oo shacabkooda ka mid ah isla markaasna kudhex nool Shabakada siyaasadeed ee majeerteen, Majeerteenku idiin ma awood sheeganayo marna waxa u idiin arkaa laba reer oo la dhashay Majeerteenka isla markaasna xil ayaa idinka kaaya saaran, Marka dhinac laga eego beelahiinaasi door weyn iyo miisaan kuma lihidin Geyiga majeerteenka ee puntland xaga siyaasada, xaga dhaqaalaha, iyo xaga bulshadaba,waxaana ugu wacan idinka oo isliidaya oo keliya caytamaya halka aad aqoon iyo hurumar kale la imaan lahaydeen, waxaad tihiin dad ku tiirsan Majeerteenka oo harsanaya Hooskooda idinkama mudna Cay iyo aflagaado midna, haday Puntland xumaato ama wanaagsanaato dhibkeeda iyo dheefteedu midna idinka idin ma helayo, waxaad tihiin Shacab deegaankaaas ku nool oo Baarasayt ku ah Ma jeerteenka!!!,

 

Ma ogtahay Wiilka Madaxweynuha ee Maxamed C/raxmaan inuusan idiin arag khatar weyn inaad ku tihiin, caayda aad caydeen Mxamed Faroole xataa waxaan hubaa inaysan weli gaarin oo maba yaqaano Websiteyada yaryarka ah mana hayo Jaanis uu ku furto oo ku akhriyo xataa Aniga Salmaan ah ma garanayn Website kiina ee waxaan ka soo akhriyay Dayniile Websiteka koonfurta ee aad u gudbisaan Cayda waayo waad ogtihin inaan kuwiina cidi akhriyeen,waa noo cadahay inaydan Puntland Jiritaankeeda Rabin waana ognahay, Puntland miyad leedihiin Han iyo Damac aad puntland ku damacdaan siyaasadeeda ama hogaankeeda, miyaad khatar gelin kartaan Jititaanka Puntland, magaca Puntland waa idin dhibayaa maaha!!   hadaba wiilashiina Qoraalada aflagaadada ah qoraya ee Caayaya Majeerteenka ama dadka masuuliyiinta ah ee wax ku qoraya waxa aad ugu yeedheen Boosaasolife iyo Galgalanew  oo dayniile adeegsanaya oo  dhuumanaya waa laydin ku daba jiraa hadana waa la hayaa raad iyo xog fiican meelaha aad isku nabaysaan wiilashiinaas Dishishe iyo Warsaangal cayda aad caayaysaan Madaxweynayaasha iyo Dadka mudan iyo Aflagaadada aad qoraysaan maaha mid laydin ku daynayo, Majeerteena kama dhuuman karaysaan in badan, waxaad idinku waaninayaa inaad hada ka noqotaan waxa aad qoraysaan oo aad ahaataan shacab edeb iyo aakhlaaq kula noolaada Majeerteenka oo raali gelin siisaan dadka aad caayaysaan maalin walba,waxaan filooyaa inaad hada Raali gelin bixin doontaan oo weliba dowladda aad ka raali gelisaan Cayda aad caayaysaan

 

 

Take Care!!.

 

 Maxamed C/raxmaan Faroole

Madaxa Garowe-Online