Taliyha Policeka Puntland oo Damcey inuu indha karido G/Sanaag
Taliyaha ciidan police puntland G/sare Afey Cali Xaashi oo demcey inuu gobolka sanaag indhaha karido kadib mar kii uu damcey inuu casilo oo jagada kaqaado ,Taliya police ka gobolka sanaag G/dhexe Dabaq Maxamed liiban,
Arintaas oo taliye dabaq uu ogaadey ayna aad isugu af dhafeen taliyaha Policeka Puntland ,
kadib taliyaha police puntland ayaa intaanu kudhawaqin Casilaada tashi lasameyey wasiirka amniga puntland Gen.Cabdullahi Siciid Samatar iyo taliye ku xigeenka Puntland iyo waliba Xildhibaano iyo Cuqaal kasoo jeeda Gobolka sanaag ,
Taas oo ay aad ugu gacan seyreen una shegeen taliye Afey in aaney Jirin Cid udhaanta Taliye Dabaq Gobolka sanaag oo ah Taliyihii ugu Firfir Conaa ee soo mara gobolka Sanaag Tan iyo Intii Ladhise Dawlada Puntland;
Halkaas oo uu waji Gbax kalakulemy Taliye Afey ,
Hadaba mar kaanu ukuur galney sababta keentey in taliyha police Puntland uu ku dhaqaaqo arintan ayaa waxaan soo oganey inuu aad uga so horjeedo amniga iyo kal danbeynta uu haysto gobolka Sanaag arinta aad ka uweyn ookicisey taliye Afey ayaa ah markii uu taliyaha police G/Sanaag uu balan qaadey inuu sugaayo amniga dekeda laasqorey taas oo ay kicisey dad badan oo G/ Bari ah ku waas oo isugu jira madax iyo ganacsato kana soo horjeda mash ruca dhisida dekeda laasqorey,
Hadaba arintan ayaa kicisey dad badan oo reer sanaag ah iyagoo aad ulayaabey arintaas waayo iya goo u arka in puntland ay isku mid tahay meshii hor umar gaarta ay tahay hor umar usoo hoyteey Puntland ,
Mohamud Cadaani
mxliibaan@hotmail.com