Waxaan halkaan tacsi uga direynnaa dhaman Eheladaii iyo Qaraabadii Ukageeriyooday Gudoomiyihii Ururka isku xirka ardada soomaaliyeed ahaana Gudoomiyihii dalada dhalinyarada puntland C/laahi Mahadi Sayidka oo Dhawaan Bosaaso lagu dilay
Waxaa halakaaan tacsi kadaraaya dadka kala ah
Axmed shire muuse
Ladan C/laahi warsame
Axmed cali max,ed
Calidaahir Axmed Nuur
caasha max,uud cabdala
max,ed axmed ilkacase
max,ed muuse xuseen
axmed nadiif xareed
max,ed saleebaan xassen
max,uud max,ed warsame
faadumo max,uud max,ed
farax muumin yuusuf
c/naasir xassan baylood
layla cabdi cumar
max,ed cabdala max,uud
max,ed cabdicaziiz
jama ayaanlle feythe
faadumo cali xuseen
faadumo c/laaahi nuur
max,ed axmed isbaandhees
farxiyo cali xuseen
saynab max,uud jama
c/qaadir bashiir cali
faraxan cabdi cumar
said axmed said
xamdi max,uud cilmi
hani xassan cabdi
iyo dhamaan xubnaha ururka s.s.c.o
Dhaan dadkas ookala jira dalka gudihiisa iyo dibadiisa
Waxay halakan umarinaya tacsi tiiraanyo leh marxuum c/llaahi mahdi saxan sayidka
Waxaan ilaahay uga baryaynaa inuu eheladii & qaraabadii uu katagay samir iyo iimaan buuxa kasiiyo isagana janatul fardowsa kawaraabiyo Amiiiiiiiiiiiiiiiiin Amiiiiiiiiiiiiiiiin